Somali Media

 

Film

Labada saxiib ee Filip iyo Fredrik ayaa diiwaan galiyay  safar kii,tallaabooyinka iyo horemarka ay kooxda gaadhay  koobka aduunka gudihiisa. Bisha Junaayo 2015-ka, waxa dhici doontaa in filim  la soo bandhigi doono iyo in shineemooyinka dalka Iswiidan oo idil laga soo dayn doono. Fikrada waxaa weeyaan   sidoo kale in  laga soo daayo wadamada kale  gaar ahaan Mogadishu, Somalia. Waxaa sidoo kale jiri doona taxane ka socon doona  TViiga Sweden kanal 5

Halkan waxa aad ka arki kartaa waxa kooxda ku sahabsan ee ilaa hada warbaahinta laga soo daayey: